Wargelin Muhiim ah! Digniinta Roobabka Kusoo Wajahan Degaanada PL

Roobab lixaad leh ayaa la filan karaa todobaakaan iney ka da’aan gobolada Sanaag iyo Bari, Wasaaarada Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland ayaa dadka codsatay iney ka fogaadaan togaga iyo biyo mareenada oo laga cabsi qabo in daadad xooggan ku soo rogmadaan.

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*