ALLOW ABARAHA NAGA SAAR

Jamciyada kheyriga ee Al Ta’awun Social Service iyo shaqalaheeda waxay ALLE SUBXAANUHU WATACALA uga baryayaan in abaarta ka saaro umada Soomaaliyeed iyo uma Puntland waxaaan ALLE waydisanayna xaaladaha digniinaha nagu soo wajahan oo tilmamaya in wali jirto roob la’aan in illahay noogu bedelo roob iyo raxmad.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*